Dhammaan Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay tacsi u dirayaan…..

 

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Mowliid Maxamed Xaashi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Adeerkii MARXUUM MUXUMED XAASHI CIGAAL, oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 16/04/2012 laguna aasay Hargeysa.

 

Sidoo kale Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu waxay Ehelkii, Qaraabdii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu kabaxay Marxuumku ALLE uga rajaynayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Naxariistii janno ka waraabiyo. Aaamiin….