Danjire Maxamed Aadan oo Shacabka Somaliland ku hambaleeyey xuska maalinta Qaran ee 18 May

 

Oslo (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Norway, danjire Maxamed Maxamuud Aadan, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyey xuska munaasibadda Qaran ee 29-guurada maalinta bannaanida ee 18 May oo maanta ku beegnayd.

Waxa uu safiirku ka hadlay muhiimadda ay leedahay iyo qiimaha ay Qaranimada ugu fadhido weynaynta maalintan, waxaanu shacabka Somaliland ugu baaqay inay xoojiyaan midnimadooda, meel uga soo wada-jeestaan cid kasta oo waxyeellayn iyo Qardoofo u malleegaysa Jamhuuriyadda Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose