Xukuumadda Somaliland Oo Ka Warbixiyey Diyaar-garowga Doorashooyinka Iyo Xaaladda Ammaanka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka ARrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hortagay guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa ka warbixiyey hawlaha dhinaca ammaanka ee wasaaraddiisu u qaabilsan tahay Qaranka.

Wasiir Maxamed Kaahin wuxuu ka hadlay Diyaar-garowga Doorashooyinka Iyo Xaaladda Ammaanka ee dalka.

KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE