Xukuumadda oo ka hadashay Khasaare soo gaadhay Waddada Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa hadlay khasaare roobabka Gu’gu soo gaadhsiiyaan Waddamada Laamiga ah ee Isku-xidha gobollada Togdheer iyo Ceerigaabo, taas oo dhismaheeda intii ugu badneyd la dhammeystiray.