Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Si rasmi ah Xilka ula wareegay iyo Weedhihii madasha laga jeediyey

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere, ayaa xilka u kala wareejiyey Xoghayihii hore ee Xisbiga iyo Xoghayaha Cusub oo lagu magacaabay shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye.

Xoghayihii hore ee Xisbga Kulmiye Xasan Siciid oo muddo toban-sanno ku dhow xilkaas soo hayey, ayaa maanta si rasmi ah xilkaas ugu wareejiyey Xoghayaha Guud ee Xisbiga dhowaan loo magacaabay Md Ibraahim Axmed Raabi.

Munaasibadda Xil-wareejinta oo ku qabsoontay xarunta Xisbiga Kulmiye, waxa ka qayb-galay hoggaanka sare ee Xisbiga, xubno ka socda Golaha Dhexe, hoggaanka garabka dhalinyarada iyo haweenka ee Xisbiga iyo Kulmiyanno tiro badan.

Muuqaalka Hoose ka daawo Qaabkii ay u dhacday xafladda xil-wareejinta xoghaya Guud ee Kulmiye

 

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka uu xafladda ka jeediyey Xoghayaha Guud ee Xilka wareejiyey Xasan Siciid

 

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka uu xafladda ka jeediyey Xoghayaha Guud ee Kulmiye ee maanta Xilka la wareegay Ibraahim Raabbi.

 

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net