Xisbiga UCID oo dhiirri-geliyey Ka-Qayb-galka Diiwaangelinta iyo Xuska 18-ka May

ucidHargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa soo dhiirriyey ka qaybgalka dadweynaha ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo ay immika ka socoto,  halka sidoo kalena ay ku booriyeen dadka inay u soo baxaan dabaaldegyada loo samaynaayo xuska qaranimada Somaliland ee 18 May.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN