Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey Liiska Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Gobolka Togdheer

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Kulmiye ayaa shaaciyey liiska rasmiga ah ee murashaxiinta doorashada Golaha Deegaanka iyo Wakiillada ee gobolka Togdheer.

Sida ku xusan liiska murashaxiinta oo maanta la shaaciyey, Xisbiga Kulmiye waxa gobolka Togdheer uga sharraxan 15 murashax oo u tartamaya Golaha Wakiillada iyo 13 Murashax oo u taagan Golaha deegaanka ee degmada Burco.

Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye u metelaya gobolka Togdher doorashada Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee maanta la shaaciyey ayaan ahayn mid rasmi ah maadaama ay ka maqan yihiin murashaxiinta u tartamaysa Goleyaasha Deegaanka ee degmooyinka gobolka Togdheer.

Advertisement

Liiska Murashaxiinta Golaha Wakiillada ee gobolka Togdheer uga sharraxan Xisbiga Kulmiye

 


Liiska Murashaxiinta Golaha Deegaanka ee Degmada Burco uga sharraxan Xisbiga Kulmiye

 

Follow us On