Xildhibaano Ka Soo Xaadiri-waayay Fadhiyada Golaha Wakiillada Oo La Baafinayo

Hargeysa (SL.Post) Qoraal ka soo baxay xafiiska Xoghayaha guud ee Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa lagu baafinayaa 45 Xildhibaan oo ka soo xaadiri waayay kala fadhiyo uu yeeshay Golaha Wakiillada.

 

BARLAAMANKA-SOMALILAND

 

Halkan hoose ka dheeho Qoraalka lagu naadinayo Xildhibaanadan.

war-2

 

 

Somalilandpost.net