Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Dhargeyn-geeyo

Xildhibaan Saleebaan Cali KooreHargeysa (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ugu jira Gobolka Sool, ayaa ka hadlay xiisad colaadeed oo ka taagan deegaanka Dharkeyn-geeyo oo ay ku dirireen laba beelood oo walaalo ah, waxaanu xildhibaanku baaqay nabadeed u diray dhinacyada ay dhibaatadu ku dhexmartay Deegaanka Dharkayngeeyo ee Koonfurta Gobolka Sool.

Hoos ka daawo Xildhibaanka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa