Weriye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda ee Boodhari Mills

Hargeysa (SLpost)- Weriye Cabdisalaan Hereri ayaa Barnaamij Cajiib ah ka diyaariyey Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo xilligan ku gudo-jirta Beerista Dallagga Wax-soo-saarka Wershadda oo sannadkan gudihiisa laga hirgelin doono dalka.