“Way jiraan Dad ka yimi Shiinaha oo Aanu Meel Geynay oo Guri ku Hayno” – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay qaabka ay xukuumaddu ugu diyaar-garowday ka-horagga iyo wacyi-gelinta Caabuqa CaronaVirus oo faro-baas ku haya Adduunka.

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskooda, waxa ay sharraxaad ka bixiyeen bulshadana u soo bandhigeen qaabka looga hortagi karo Caabuqa CoranaVirus-ka iyo hawl-gallo baadhitaan dhinaca caafimaadka ah oo wasaaraddu ka samayso garoomada diyaaradaha ee dalka.

Warkan oo Dhammaystiran kaga bogo muuqaalka hoose