Hargeysa (SL Post) Guddoomiyaha cusub ee hay’adda shaqaalaha dawladda Sharmaarke Axmed Muxumed Geelle oo maanta xilka la wareegay, ayaa sheegay inuu balan qaadayo in nidaamka shaqo bixinta uu ku bixinayo hanaan waafaqasan cadaalada.
“Waxaan shaqadda ku qaybinayaa Cadaalada,waxaanu galaynaa hawl adag oo dadaalkeeda layga baahan yahay,shan iyo toban kun oo qof ayaa ladoonayaa inaan shaqada ku ilaaliyo cadaaladna ugu adeego,waxaan doonayaa inaan mideeyo quluubta dhalinyarada Somaliland bari ilaa galbeed,waxaan noqon doonaa shamac u ifay dayarta somaliland,waxaan ku dadaali doonaa sidaan shaqada ugu abuuri lahaa dadka bilaa camalka ah.”
Halkan ka daawo.
Somalilandpost.Hargeysa