“Waxaan Cafiyey Dadkii Aan Taleefanka Iga Qaban Jirin” Afhayeenka Madaxtooyada

Hargeysa(Slpost)-Afhayeenka madaxtooyada ayaa si saaraaxad leh uga hadlay waxyaabaha uu ku soo kordhiyay xildhilan oo gacaabay, waxa uu sheegay inuu kala guran kari waayay hanbalyooyika iyo waliba ducada cadad beeshay