Wax-qabadka Muddadii Koobnayd ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Prof.-Aadan-Xaaji-CaliHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Prof Aadan Xaaji Cali oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka warbixiyey wax-qabadka u qabsoomay muddo dhowr bilood ah oo uu hayey xilka guddoomiyaha Maxamadda Dastuuriga ah ee dalka.

Guddoomiye Aadan Xaaji Cali waxa uu wax-qabadyada ugu waaweyn ee muddadii uu xilka hayey u qabsoomay ku sheegay wax-ka-beddel lagu sameeyey Laamaha Garsoorka dalka iyo dar-dargelin lagu dhiirrigelinayo kalsoonida shacabka ee Garsoorka dalka.

Warkan oo dhammaystiran halkan ka daawo