Wax Ka Baro Qaabka Loo Ilaaliyo Madaxweynaha Maraykanka

Hargeysa  (SL.Post) Marka uu dalka dibadiisa u safrayo madaxweynaha dalka Maraykanku waxaa raacaya ugu yaraan 500 oo qof oo isugu jira hawlwadeenada aqalka cad, koox dhakhaatiir ah oo lix ruux ka kooban iyo cunto kariyayaasha gaarka ah ee madaxweynaha oo ay wehelinayaan ilaa 200 xubnood oo ka tirsan hay’adaha sirdoonka waxana ay kooxdani bilaabayaan ilaalada ammaanka Madaxweynaha taasoo ka bilaabanaysa marka uu cagaha dhulka soo dhigo.

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Somalilandpost Hargeysa  .