Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSL oo soo xidhay Shirweynihii u horeeyey ee Guddiyada Waxbarashada Degmooyinka Dalka iyo Natiijada ka soo baxday

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Axmed Maxamed Diiriye ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay shirka Guddiyada Horumarinta Waxbarashada ee 23 degmo Doorasho ee dalka oo muddo saddex maalmood ah ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

 

Warkan oo Faahfaahsan ka Daawo Muuqaalka Hoose