Wasiirka Warfaafinta oo Isku-shaandheyn ku Sameeyey Agaasime-waaxeedyada Wasaaradda qaarkood

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa agaasimeyaal cusub u magacaabay qaar ka mid ah waaxaha wasaaradda, halkuu isku beddel ku sameeyey qaar kalena.

Sidaasna waxa lagu sheegay Wareegto uu soo saaray wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta mudane Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa u dhignayd sida hoos ka muuqata:

Advertisement

 

Follow us On