Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Jabuuti oo Hargeysa soo gaadhay iyo Ujeeddada socdaalkeeda

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Jamhuuriyadda Jabuut iyo wefti ay hoggaaminayso, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa oo ay socdaal shaqo ku timi.

Wasiirka iyo weftiga ay hoggaaminayso oo ka soo degay gegida diyaaradaha ee Egal International Airport, waxa ku wehelinayey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti, waxaana madaarka ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya magaalada Hargeysa iyo dadweyne tiro badan.

Warkan oo faahfaahsan kaga Bogo muuqaalka Hoose