Wasiir Saleebaan Cali Koore Oo Ishaaray Qorshaha Dib U Xoreynta Laascaanood

Advertisement

“Haddaynu Cududda iyo Caqliga Midayno Oo inteenna Kale u midowno, sidii aynu mararkii hore ugu Noqonay, ayuunbaynu ugu noqonaynaa (Laascaanood)” – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore.

Advertisement