Wasiir Cukuse oo Ka Waramay Sooyaalka Saxaafadda iyo Suxufigii Hirgaliyey Warbaahinta Madaxa-banaan

 

Hargeysa(SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo ka hadlay munaasibad loo sameeyay xuska Maalinta saxaafadda Somaliland oo Hargeysa lagu qabtay ayaa waxa uu ka waramay sooyaalka saxaafadda Somaliland iyo waliba aasaasihii xoriyatul-qawlka AHN Marxuun Maxamuud Cabdi Shide.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Khudbadda Mudane Cukuse:

https://www.youtube.com/watch?v=HdZrN1L5dlc