Wasiir Cabdilaahi Abokor oo si adag u Duray Saddex Siyaasi oo Xisbiga WADDANI ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor, ayaa si adag uga jawaabay dhaliilo ay xukuumadda u jeediyeen masuuliyiin ka tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo duray siyaasadda hoggaamineed iyo shaqsiyeed ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukuumaddiisa.

Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalkan Hoose