Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo abaal-marinno guddoonsiisay Shaqaale Hawl-karnimo iyo Hufnaan Muujiyey

Advertisement

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta munaasibad lagu maamuusay u qabatay shaqaalihii ugu wax-qabadka iyo shaqada wanaagsanaa sannadkii tagay.

Munaasibadda lagu maamuusay Hawl-wadeennada wasaaradda, waxa marka laga yimaaddo shaqaalaha la maamuusay goob-joog ka ahaa oo ka qayb-galay wasiirka horumarinta Caafimaadka oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas iyo Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Cadaaladda iyo Guddoomiyaha hay’adda Maamul-wanaagga iyo la-dagaalanka musuq-maasuqa.

Shaqaalihii la abaal-mariyey iyo qaabkii ay u qabsoontay Munaasibaddu kaga bogo muuqaalka Hoose

Advertisement
Advertisement