War-murtiyeed Ay Muqdisho Ka Soo Saareen Siyaasiyiin iyo Salaadiin Somaliland Ka Soo Jeeda Ay Ku Qaadaceen Saami Qaybsiga Kuraasta Aqalka Sare

Muqdisho (SL.Post) War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen Salaadiinta, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxay ku diideen saami qeybsiga Kuraasta Aqalka sare, iyadoo cadeeyay in cadaalad darro ka jiro.

 

maxresdefault

 

Siyaasiyiinta iyo salaadiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa waxay sheegeen inay ka soo hor-jeedaan yihiin go’aanadii ka soo baxay Madasha 12-kii April ee ku xusnaa saami qeybsiga Aqalka sare, iyadoo aysan jirin cid u joogtay Madasha

 

Qoraalkan oo nuqul ka mid ah soo gaaray Jowhar.com ayaa waxaa ku saxiixnaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Maxamed Cumar Carte, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanada iyo salaadiinta ka soo jeeda Somaliland.

 

Halkan hoose ka akhriso qoraalka:-

 

warq

 

 

 

warqad11

 

Somalilandpost.net