War Deg Deg Ah Afar Qof Oo Xaalada Abaaraha Ugu Dhintay Deegaanada Banka Geriyaad ee Goblka Selel

Selel(Slpost)-Xaalada Abaaraha ee dalka ayaa aad u sii xumaanaysa waxaana haatan lagu soo warmayaa in abaaraha ay ugu dhinteen afar qof banka geiyaad isla markaasna ruux kasta oo wadada ka luma looga baqaayo inuu u geeriyoodo oon iyo gaajo.