“Waaheen In La Badbaadiyo Waxa Diiday…” ~ Xukuumada Somaliland Oo Digniin U Jeedisay Shacabka Caasimadda

“Waaheen In La Badbaadiyo Waxa Diiday…” ~ Xukuumada Somaliland Oo U Hanjabtay Caasimadaha Waaweyn ee Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa isna dhankiisa tibaaxay in aan dadweynaha Hargaysa la yeeli doonin in ay ka hor yimaadaan qorshe magaaleedka cusub ee caasimada hargaysa, iyada oo hore loo soo qorsheeyey 7- magaalo oo ah darajada A iyo shan magaalo oo ah darajada B.

 

Advertisement

Follow us On