“Ururadii Soo Baxay iyo Saddexda Xisbi Waxa Waajib Ku ah Inay u Midoobaan Diiwaangelinta” ~ Xukuumadda Somaliland

Advertisement

 

“Ururadii Soo Baxay iyo Saddexda Xisbi Waxa Waajib Ku ah Inay u Midoobaan Diiwaangelinta” ~ Xukuumadda Somaliland oo Xisbiyada iyo ururrada siyaasadda ugu baaqday inay doorkooda ka qayb-qaataan hawsha diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo dhammaadka bishan ka bilaabmaysa dalka.

Advertisement
Advertisement