“Umadda Reer Somaliland Ha Isku Tashato Oo Meel Haka Soo Wada Jeesato” – Madaxweyne ku-xigeenkii 2aad ee Somaliland

“Umadda Reer Somaliland Ha Isku Tashato Oo Meel Haka Soo Wada Jeesato” – Madaxweyne ku-xigeenkii 2aad ee Somaliland, Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax oo ka hadlay xaaladda Dalka ee xilligan iyo marxaladihii uu soo maray.