Ujeeddada Kulan Dhexmaray Wasiirka Maaliyadda iyo Guddiga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, kaas oo guddiga doorashooyinku ugu gudbiyeen xaddiga lacageed ee ku baxaya diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha.

HALKAN KA DAAWO