Toos u daawo Ciyaarta Buuhoodle vs Maroodijeex iyo Wacdaraha labada Kooxood

 

Hargeysa (SLpost)- Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa waxa ka socda Kulan cajiib ah oo dhexmaray xulalka Gobollada Buuhoodle iyo Maroodijeex oo ka wada-tirsan Group A.

Qaybta hore ee ciyaarta ayaa ku dhammaatay 2 goob oo Xulka Buuhoodle leeyihiin iyo 3 gool oo ay leeyihiin xulka Gobolka Maroodijeex.

Advertisement

Xulka ay guushu ku raacdo kulankan ayaa ku soo baxaya dhibcaha group-ka A oo uu hoggaaminayo Xulka gobolka Hawd oo maanta ka badiyey xulka gobolka Saraar.

 

Follow us On