Toos: Munaasibadda Xuska 62-guurada Maalinta Xorriyadda Somaliland ee 26 June

Hargeysa (SLpost)- Caawa oo kale waxa ay ku beegan tahay 62-guurada ka soo wareegtay habeenkii u horreeyey ee Calan Soomaaliyeed laga taago dhulka Soomaalida, taas oo ah markii ay Somaliland xorriyadda ka Qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska.

Madaxtooyada Somaliland waxa caawa ka socota munaasibad lagu weynaynayo habeenkan oo baal-dahab ah kaga jira Taariikhda Somaliland.

Haddaba, toos u daawo Xuska Munaasibadda.