TOOS/LIVE: Daawo Munaasibadda Xuska 18 May oo Caawa ka socota Madaxtooyada Somaliland

Xarunta madxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa, waxa caawa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo munaasibadda soddon-guurada maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18 May.

Waxa munaasibadda ka qayb-galay madaxda Qaranka oo isugu jira muxaafad iyo mucaarad, wufuud kala duwan oo ka yimi waddamada deriska iyo beesha Caalamkaba.

Follow us On