Taliye Sawaxili, Maayar Mooge iyo Wasiir Kahin oo Faahfaahiyey Khasaaraha Dabka Suuqa Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Taliyaha Ciidanka Dab-demiska, ayaa ka hadlay khasaaraha uu sababay dabka burburiyey ganacsigii iyo dhismeyaashii Suuqa Waaheen ee Hargeysa.

https://www.youtube.com/watch?v=S2LACcCQOxc