Taliyaha Booliska Somaliland oo Si Adag Uga jawaabay Dhawaaq ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaradka

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Saqadhi (Dabagale), ayaa ka digay rabshado taageerayaasha mucaaradka ahi ka sameeyaan dalka.

Taliyaha oo ka jawaabay hadal caawa ka soo yeedhay xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay go’aamo ay ka qaateen xukuumadda Madaxweyne Biixi, waxa uu sheegay in ciidamada boolisku masuul ka yihiin sugidda ammaanka dalka isla markaana ay u diyaar-garysan yihiin waajihidda cid kasta oo falal amni-darro ka samaysa dalka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Taliyaha

Advertisement

 

Follow us On