Suxufiyiinta Somaliland oo markii u horeysay Yeelanaya Sanduuq Kaalmo iyo Guddoomiyaha SOLJA oo ka hadlay

xuutoHargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, ayaa Shaaciyey Sanduuq ay iska yeelanayaan Suxufiyiinta dalka, kaas oo noqon doona Sanduuqa Kaalmada Suxufiyiinta Somaliland.