Suldaan Xukuumadda ugu Baaqay In Sharciga La Horkeeno Masuuliyiintii Ka Dambaysay Amarka Rasaastii Lagu Furay Shacabka Ceerigaabo

Hargeysa(SLpost)– Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa maanta Hargeysa ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo qalalaasihii ciidanku rasaasta la dhacay dadka shicibka ah magaaladda Ceerigaabo.

Suldaanku waxa uu marka hore tacsi u diray dadkii ku dhaawacmay rasaastii ciidanka dawladdu ku fureen dad mudaharaadayey oo aan hubaysnayn.

 

Suldaanka shirkiisa jaraa’id oo maqal iyo muuqaal ahi waxa uu u dhacay sidan ee daawasho haboon: