Sooyaalkii Taariikheed ee Somaliland iyo Saymaha Siyaasadda Maanta

Hargeisa (SLpost)- Shaki Kuma jiri in Geeddi-socodka dhismaha Qaranimada Somaliland marxalado kala duwan soo maray tan iyo wakhtigii aynu maamulka maxalliga ah taladiisa kala wareegnay Maxmiyaddii Ingiriiska, laakiin waxa sidoo kale aan la dafiri karin in umaddani ay la soo daalaa-dhacaysay loollan siyaasaseed iyo halgan dib u hanasho xornimo oo aybqaddiyaddeeda kaga midha-dhalinaysay, balse waxa sidoo kale dalkani ku hungoobay inuu ku guulaysto hoggaaminta siyaasadeed oo Hana-qaaday.

Waxa aanu Akhriatayaasha iyo Shacabka Somaliland halkan ugu soo gudbin doonaa Documentry Muuqaal ah oo si waafi loogu qaadaa- dhigayo sooyaalkii taariikheed iyo ged-geddponkii siyaasadeed ee dalkan soo Maray, iyo waxyaabihii ay kala muteen Saymaha Kuraiga iyo Damaca hoggaamineed siyaasiyiinta Somaliland.

sooyaalka

 

FILASHO WACAN.