Somaliland: Xog Culus Oo Laga Helay Dagaalka Laascaanood

Advertisement

Hoggaanka Sare ee Ururka Miisaan, ayaa ka hadlay xaaladda dagaal ee ka aloosan magaalada Laascaanood, waxaanay soo bandhigeen xogo muhiim ah oo ku saabsan cidda saamaynta ku leh abaabulka dagaalka.

Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidanka Qaranka Somaliland iyo maleeshiyo-beeleed degaanka ah oo ay taageerayaan kooxo Argagixiso ah iyo Ciidamo isaga kala yimi maamul-goboleedka Puntland, maleeshiyaad qaab qabiilaysan uga qayb-qaadanaya oo ka kala yimi DDSi iyo Koonfurta Soomaaliya.

Advertisement
Advertisement