Somaliland: Ujeeddada Kulan Guddiga Nabad-gelyadu la yeelatay Wasiirka Gaashaan-dhigga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Nabadgelyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Md Ciise Axmed Yuusuf iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani.

Kulanka oo ku qabsoomay Xarunta Golaha Wakiillada ayaa ujeeddiisu ahayd sidii ay guddiga labada masuul uga xog-warraysan lahaayeen Arrimaha Amaanka dalka iyo sidii ay labada dhinac u xoojin lahaayeen wada-shaqayntooda.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE