Somaliland: Taliska Booliska oo ka hadlay Tacaddiyo Ciidamo ka tirsani ka geysteen Tog-wajaale iyo Tallaaboyin Sharci oo laga qaaday

 

Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey tacaddiyo Askar ka tirsan ka geysteen magaalada Wajaale ee Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa faahfaahiyey tallaabooyin sharci oo ciidanku ka qaadeen Askari wiil dhalinyaro ku dilay magaaladaas iyo askar dhowr ah oo tacaddi u geystay haweenay muuqaalkeeda lagu baahiyey baraha bulshada.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka hoose