Somaliland oo Xidhay Xuduudda ay La Leedahay Somaliya, Djibouti Iyo Itoobiya

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay xidhay xuduudda ay la leedahay dalalka Soomaaliya, Djibouti iyo Itoobiya oo ay ka jiraan kiisas laga helay cudurka COVID-19.

Guddiga heer qaran ee ka hor-tagga caabuqa CoronaVirus oo maanta saxaafadda la hadlay, ayaa shaaca ka qaaday inay xukuumaddu xidhay isu-socodka xuduudka ay la wadaagto saddexda waddan ee Soomaaliya, Ethiopia iyo Jabuuti.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose