Somaliland Oo Ogolaatay Sharci Khatar Ku Ah Dalalka Aan La Aqoonsan

Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka oo khilaaf ba’an ka dhex-abuuray golahaas.

Doodda Xeerkan oo mudaneyaasha ku kala qaybsameen kalfadhigii hore isla markaana sababtay inuu goluhu muddo 2 bilood ah fasax galo, ayaa qayb ka ahaa ajandaha kalfadhigan oo furmay toddobaadkan.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo faahfaahin dheeraad ah