Somaliland Oo Cod Dheer Ugu Digtay MASAR oo Markii 3aad Isu Diyaarinaysa Mahadho Taariikhi Ah

Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Siyaasadda Cali Maxamed Warancade, ayaa luuqad adag kula hadlay dowladda Masar oo dhawaan taageero militari ugu deeqday Somalia.

Cali Warancade oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, waxa uu ka warramay taariikhda madow ee dalka Masar ku leeyahay faro-gelinta arrimaha siyaasadeed ee dalalka gobolka, waxaanu ugu bushaareeyey inay fashil iyo jab kala kulmi doonto dagaalka ay kaga soo horjeedaan heshiiska is-faham ee Somaliland iyo Ethiopia.

Advertisement

Follow us On