Somaliland National Awards oo Masuuliyiin, Shaqsiyaad iyo Shirkado Guddoonsiisay Abaal-marinno kala Duwan

 

Ururka Dhalinyarada ah ee Somaliland National Awards oo isu xil-qaamay dhiirri-gelinta iyo maamusidda shaqsiyaadka, Shirkadaha iyo Masuuliyiinta bulshada qaybaheeda kala duwani soo xusheen, ayaa xaflad ballaadhan xalay abaalmarinno ku guddoonsiisay Masuuliyiin, Shaqsiyaad iyo Shirkado kala duwan.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose