Somaliland: Maxkamad Digniin u dirtay Dadka ku Shaqaysta Xirfadda Dillaalnimada

Advertisement

 

Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Degmada Ceerigaabo oo ay weheliyaan Maamulaha Cashuuraha Barriga iyo Isu-duwaha Wasaaradda Caddaaladda ee gobolkaas, ayaa digniin u diray dadka ku shaqaysta xirfadda Dillaalnimada ee ka hawl-gala gobolkaas.

Masuuliyiintan oo maanta kulan ku yeeshay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanta, ayaa Dillaaliinta Wax kala iibiya uga digay inaanay xirfaddan ku shaqaysan karin cid aan oggolaanshiyo ka haysan hay’adaha dowladda ee ku shaqada Leh.

Advertisement

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Advertisement