Somaliland: Horumarka Laga Sameeyey Shaqada Garsoorka Iyo Isbeddellada Hirgalay

Maxkamadaha Guurguura Iyo Kobcinta Aqoonta Waaxda Garsoorka – Waa Laba Mowduuc Oo Qaybta 1aad iyo Qaybta 2aad ka ah Taxanaha Barnaamijyo laga diyaariyey wax-qabadyada u hirgalay Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ah hay’adda ugu sarreysa, kana masuulka ah Garsoorka Dalka.

Akhriste ama Daawade, Muuqaalka Hoose Kaga Boogo Horumarka dhinaca adeegga Garsoorka Iyo Isbeddellada Hirgalay