Somaliland: Fursad-siinta Dhalinyarada Ee Hay’adaha Garsoorka Dalka

Fursad-siinta Dhalinyarada Ee Hay’adaha Garsoorka Somaliland – Kaga Bogo Qaybta 4aad ee taxanaha barnaamijyo laga diyaariyey wax-qabadyada u hirgalay Maxkamadda Sare oo ah hay’adda ugu sarreysa, kana masuulka ah Garsoorka Dalka.

https://youtu.be/EK8DmPW_KWU