Somaliland: Dejinta Siyasadda Tayaynta Shaqalaha Cafimaadka

Hargeysa(Slpost)-Siyaasada tayaynta shaqaalaha wasaarada caafimaadka ayaa la sameeyay taas oo diyaarinteeda wakhti dheer wasaaradaasi ay soo waday.