Somaliland: Bixinta Liisamada Darawallada oo go’aamo adag laga soo saaray

Hargeysa (SLpost) – Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa goaamo adag ka soo saartay bixinta Liisamada darawallada Gaadiidka.

Goaankan ayaa lagu sheegay kulan maanta xarunta wasaaradda ku qabsoomay,  kaas oo ay ka soo qayb galeen Madaxda wasaaradda Iyo laanta Nabadgelyada waddooyinka ee Ciidanka Booliska.

Faahfaahinta warkan ka daawo muuqaalka Hoose