Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta Subeer AwalOo Xukumada Ugu Baaqay Inay Si Dhaqso Ah U Siidayso Suldaan Senbeyste

Hargeysa(Slpost)-Salaadiinta iyo siyaasiyiinta beesha Subeer Awal ayaa canbaareeyay xadhiga suldana senbeyste iyo boqor raabi, waxaanay xukuumadda ugu baaqeen inay sida ugu dhakhsaha badan ku sii dayso madaxdhaqameedkaas.

https://youtu.be/Mj3WG-_fRIA