Sidee ayay ku timi Midnimadii lagu Hungoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya sannadkii 1960-kii? – Xog-warran Haldoorka Somaliland

Advertisement

Hargeysa (SLpost)- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi lala yeeshay qaar ka mid ah haldoorka Somaliland oo si faahfaahsan uga xog-warramay qaabkii ay ku timi iyo ciddii ka dambeysay hirgelinta Midnimadii bilaa shuruudda ahayd ee Somaliland la gashay Soomaaliya 1-dii Julay 1960-kii oo ahayd Afar maalmood kaddib markii Somaliland xorriyadda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska.

Waraysiyada ku jira barnaamijkan ay shaqsiyaadkani kaga hadlayaan sharciyadda iyo sidii ay ku hirgeshay midnimadii Lixdankii, waxa ka qayb-qaadanaya Prof Cabdisalaan Yaasiin, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakillada ee wakhtigoodu dhammaaday Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Jaamac, Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jire.

Muuqaalka Hoose kaga Barnaamijkan oo dhammeystiran

Advertisement

Advertisement